Gabadhii U Horeysay Oo Champion League Dhexdhexaadisay Xalay

0
443
Haweenayda Lagu Magacaabo Stephanie Frappart oo u dhalatay Dalka Faransiiska ayaa Taariikh Cusub U Dhigtay Kubbada Cagta Ka Dib Markii ay Xalay Dhexdhexaadisay Kulankii Champion League Ku Tirsanaa ee Kooxaha Juventus iyo Dynamo Kiev.

 

 

Dhinaca Kale Ronaldo ayaa isna Xalay Halkaas Taariikh Kala Hoyday Markii Uu Xalay Dhaliyay Goolkiisii 750aad Ee Kooxaha Iyo Qarankiisaba U Dhaliyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here