Ganacsada Somaliland Ee Ku Sugan Magaalada Berbera Oo Go,aamo  Halis Ku Ah Somaliland Gaadhay

0
308

Ganacsada Somaliland Ee Ku Sugan Magaalada Berbera Oo Go,aamo  Halis Ku Ah Somaliland Gaadhay

Hargaysa  (Ceelgardinews.com) Ganacsada Somaliland Ee Ku Sugan Magaalada Berbera Oo Go,aamo  Halis Ku Ah Somaliland Gaadhay ,gacsatada ayaa ilaa labadii habeen ugu danbeeyay shirar iyo kulamo gaar gaar ah uga socdeen hotelada magaalada berbera ,shirarkaasi oo kaga arin sanayeen go,aamada Adag  ee  shirkada  D,P,Wold  inta badan ku soo rogaysay ganacsada shirarkan oo ahaa qaar is daba joog ahaa ayaa waxa lagu soo hadal qaaday arimo koob oo ah “

sidii ganacsadu Badeecadaha ay keenaan somaliland xiligan qaybo ka mid ah  uga wareejin  lahayeen  dekeda berbera

In dekeda bosaaso loo diro sahamiyaal soo qiimya sidii ay badeecada qaybo ka mid ah uga soo dajin lahayeen

In dekeda jabuuti iyana loo diro ganacsato soo sahamisa adeega ay bixiso

 

In Alaabta Kaargooga ah laga soo dajiyo Madaarka hargaysa .qiimo ahaana wixii nool ah ee soo  kordha alaabta la saaro “

Waxa kale oo wakiilada marakiibta lagu qanciyay shirarkaasi in markiibta kontiinadarada keena la hakiyo oo alaabta doonyo la soo saaro

Doonyahaasi oo si kootarabaana looga soo rog labada xeebood ee galbeedka iyo bariga berbera “Madaama xiligan dalku galaayo kala guur oo dorashooyin loo diyaar

Arimahan ayaa dhamaanba ahaa kuwo laysla afgartay oo gudi farsamo oo todoba xubnood ah loo saaray sidii  loo  dhaqaajin  lahaa  ,todobadaasi xubnood oo ka madax banana Dalada maamusha nidaamka ganacsatada warakaasi waxa u xaqiijiyay shabakada ceelgardinews.com ila wareedyo ku dhow dhow ganacsatada

Arimahan ayaa dhaqaalaha somaliland halis badan galin kara hadii ganacsatadu ku kacdo oo u suuro gasho waan arin loo baahan yahay in fiiro gaara xukumada somaliland u yeelato

 

Staff Ceelgardinews.com

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here