Garabka dhalinyarada xisbiga wadani oo ka hadlay xadhiga guddomiyaha dhalinyarada wadani

0
413

Garabka dhalinyarada Xisbiga Waddani ayaa maanta si weyn u sheegay in uu Xaqdaro yahay Xadhiga Gudoomiyahooda Maxamed Siddiiq Dhamme waxaanay xukuumada ugu baaqeen in ay sii dayso, iyaga oo sidan yidhi. “Maanta waxa aanu Samaynay Mudaharaad Salmi ah Ramadaan Darteed, haddii gudoomiyaha la siidayn waayo waxa aanu dhigi doonaa isu soo baxyo waa weyn Miidaanu taxrii”. Garabka dhalinyarada Waddani oo maanta si balaadhan isugu yimid Xarunta dhaxe ee Xisbiga.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here