Go.aanki maxkmada ICJ ka soo Saartay muranki badda somaliya iyo keyna

0
221

 

Maxkamadda Caalmiga ah ee ICJ ayaa diiday doodda ugu weyn ee Kenya ee ku doodaysay inuu jiro xad u dhexeeya Soomaaliya iyo Kenya oo la barbar ah xariiqa loolka. Maxkamadda ICJ sidan ayey u calaameysay xuduud badeedka Soomaaliya iyo Kenya. Sida ka muuqata sawirka hoose, inta badan dhul-badeedkii ay sheegatay Kenya waa la diiday, hase yeeshee inyar ayaa sidoo kale laga reebay dhul-badeedkii ay sheegatay Soomaaliya, oo ka billaabata kadib 12 mile xariiqda tooska ah ee ku aadan xuduuddda dhulka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here