Gobolka Alberta ee waddanka Canada OO dab xoog badani ka kacay dad fara badana barakiciyey hadaba Daawo sida wax uga dhaceen Sawiro idiinka

0
361
Berebera(Ceelgardinews.com)Dab aad u xoog badan ayaa ku qasbay dad gaadhaya 80,000 oo qof in ay ka bara kacaan magaalada Fort McMurray waxayna noqonaysaa qixii uGu badnaa inta taariikhda lagu hayo Canada. Dabkan ayaa ku fiday dhul qiyaastii dhan 210,000 oo hiktar isagoo dhulka la simay deegaankii oo dhan.
A swing set with the swings burned away sits in a residential neighborhood destroyed by a wildfire on May 6 in Fort McMurray, Alberta, Canada. Wildfires, which are still burning out of control, have forced the evacuation of more than 80,000 residents from the town.Smoke fills a deserted street in downtown Fort McMurray, which remains evacuated as a wildfire threatens the city of some 90,000 in northern Alberta, Canada, May 6 A flock of birds fly as smoke billows from the Fort McMurray wildfires in Kinosis, Alberta, Canada.
Waxaa uu dabku danbas ka dhigay hantidii dadka dhulkii ciyaalku ku ciyaari jireen gebi ahaanba magaaladii McMurray dabka ayaa weli si xawliya u socda oo faraha ka baxay baaxad ahaan dad aan yarayna barakiciyey magaaladan ayaa waxaaa ku noolaa 90,000 qof waxayna ku taalaa waqooyiga Alberta ee Canada shinbirii ayaa la arkayey iyagoo duulaya qiiqa dushiis.
Gutted homes in the Beacon Hill neighborhood of Fort McMurray, which remains evacuated as a wildfire threatens the city of some 90,000 in northern Alberta, Canada, May 6 Drivers of a resupply convoy stand outside their vehicles south of Fort McMurray as a wildfire blocked the only highway to the city in northern Alberta, Canada Home foundations and remains of possessions are nearly all that remain in a residential neighborhood destroyed by a wildfire on May 6 in Fort McMurray, Alberta, Canada.
Dabka ayaa dhulka la simay oo haba yaraatee aan waxba kaga tegin qaybta Beacon Hill ee magaalada Fort McMurray waxaa wadada taagan qaybaha Gurmadka ee dadka dabka ka soo qaxaya siinaya shidaal biyo cunto iyo wixii kale ee ay markaa u baahan yihiin waxaa iyaguna u diyaara qaxoontiga qolyaha guryaha ka saacida dadka bilaa hoyga ah
Flames engulf trees along a highway near Fort McMurray, Alberta, on May 6, 2016. Canadian police led convoys of cars through the burning ghost town of Fort McMurray Friday in a risky operation to get people to safety far to the south Charred bicycles in the fire-gutted Beacon Hill neighborhood of Fort McMurray, which remains evacuated as a wildfire threatens the city of some 90,000 in northern Alberta, Canada A view of highway 63 south of Fort McMurray, Alberta, Canada on May 5. The Canadian Armed Forces have air assets deployed in support of the Province of Alberta’s wildfire emergency response efforts. (VanPutten/ Canadian Armed.
Dabka ayaa aad u hulaaqaya isagoo waddooyinkii soo gaadhay waxaa iyaguna dhinacooda raxan raxan u socda Police ka Canada si ay dadka u badbaadiyaan iyagoo socod ku tegay magaaladii uu digada ka dhigay ee laga qaxay waa Fort McMurray iyadoo ay tahay xaalad is maqiiqa si aay dadka u badbaadiyaan ciidamada Milleteryga Canada ayaa iyaguna gurmad galay ay ku badbaadinayaan dadka qaxaya
Smoke billows from the Fort McMurray wildfires as a truck drives down the highway in Kinosis, Alberta, Canada,  Justin Anderson packs his three children and dog into his truck as he prepares to leave the Christina Lake Lodge campground in Conklin, Alberta. He has family in Lloydminster that will take them in after evacuating Fort McMurray due to raging wildfires, in Canada
Qiiqa ayaa cirkaa isku shareeray waxaa socda qaxootiga nafahooda kala ordaya dabka ninkan ayaa reerkiisa iyo weliba ey goodie ka qaxaya dabka
Smoke and flames can be seen along the highway near Fort McMurray, A Mountie surveys the damage on a street in Fort McMurray, Evacuees from the Fort McMurray wildfires use the sleeping room at the “Bold Center” in Lac la Biche, Alberta.
Qiiqa iyo Ololka ayaa laga dheehanayaa waddooyinka xawliga lagu socdociidanka policeka qaar ka mid ah ayaa qiyaasaya xaqiiqada dhabta ee dhib ahaaneed ee dabku gaystay dadkii ka soo bara kacay magaalada dabku dabaska ka dhigay ayaa la dejiyey xarun la yidhaa Bolder Center
Alberta declared a state of emergency Wednesday as crews frantically held back wind-whipped wildfires that have already torched homes and other buildings in Canada’s main oil sands city of Fort McMurray, Strathcona County, Alberta firefighters take a break from wildfires in Fort McMurray, Smoke from wildfires approaches neighborhoods in Fort McMurray,
Gobolka Alberta ayaa ku dhawaaqay xaalad deg dega ka dib markii uu bilaabmay arbacadii dab xoogan oo dadkiina barakiciyey dhulkiina danbas ka dhigay dhulkan oo ahaa dhulka ciida laga tuujiyo saliida, ciidamada la dagaalama dabka ayaa iyana dhinacooda markii daalkii ka batay ninba halkii oo soo gaadho seexday
Dabka ayaa si xawliya u socda dadkuna qof walba jahadii ku began ayuu u socdaa gaadiid wixii lagu qixi karona waa la wataa waxaa halkaa ka dhacday ibixiyow I bixi dabka ayaa kolba dhul hor leh gaadhay iyadoo qiiq laga arkaayo dhul aad uga durugsan dhulka uu danbaska ka dhigay
Dadkii qaar ayaa dukaamada ka sii qaadanaya wixii ay qaadan karaan si ay uGu safraan oo sahaydu uga go.in balse dabka hadii uu kaaga horeeyo wadada waa dhibaato hor leh dadkuna midaas ayay ka cararyaan oo ma rabaan in ay ku xdhamaan
ENG ABDIRAZAK YASIIN MAXAMED

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here