Guddomiyaha xisbiga UCID PARTY degmada berber Khaliil Hussein Muse oo xalay ciidamada bolisku xidheen ayaa maxkmada degmada berbera todoba cisho rumaan ah u diray jeelka weyn berbera .xadhiga Khaliil Hussien Musse waxa dacweeyay maayir berbera Abdi Shakur iyo badhsaabka gobolka saaxil