Guddomiyaha xisbiga ucid degmada berbera 7cisho rumaan ah maxkamada degmada berbera u dirtay

0
346

Guddomiyaha xisbiga UCID PARTY degmada berber Khaliil Hussein Muse oo xalay ciidamada bolisku xidheen ayaa maxkmada degmada berbera todoba cisho rumaan ah u diray jeelka weyn berbera .xadhiga Khaliil Hussien Musse waxa dacweeyay maayir berbera Abdi Shakur iyo badhsaabka gobolka saaxil

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here