Guddoomiyaha golaha deegaanka degmada Berbera oo xafiiskiisa ku qaabiley wafti sare oo ka socday wadanka Norway

0
346

 

Guddoomiyaha golaha deegaanka degmada Berbera oo xafiiskiisa ku qaabiley wafti sare oo ka socday wadanka Norway.
Guddoomiyaha ayaa warbixin ka siiyay waftiga horumarka ka socda magaalada iyo qorsheyaasha cusub ee magaalada iyo fursadaha maalgashi ee yaala magaalada Berbera.
Guddoomiyaha waxa kulanka ku wehelinaayay Agaasimaha waaxda qorshaynta dawlada
hoose ee degmada Berbera iyo madaxa xidhiidhka haayadaha.
Ugu danbayntiina waftiga ayaa uga mahad celiyay mayorka degmada Berbera soo dhawaynta, una balan qaaday inay wada shaqayn buuxda la yeelaan doonan dawlada hoose ee degmada Berbera.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here