Berbera (Ceelgardinews)Gudomiyaha Dhalinyarada Gobolka Saaxil Cabdiqani ismail aadan oo loo yaqaano (Bidhi) ayaa Hambalyo u Diray Dhalinyarada Reer Somaliland Gaar ahaan Dhalinyarada Gobolka saaxil oo uu allah uga baryaya in Sanadkan sanadkiisa ayuu ku Gaadhan Bash basha iyo barwaaqo sanadkan sanadkiisa
Gudomiyaha oo Dhalinyarada uga Hambalyeeya Maalinta dhalinyarada somaliland oo ku Beegan 20 Feb 2017 oo ah 20 FEB 1984 oo ahayd maalintii Dhalinyaradii Ufo ay dhagax tuurka sameeyaan magaalada Hargaisa iyagoo ka soo horjeeda Taliskii Macgaga ahaa ee Siyaad Barre Dalka Xukumaayaya
maalinta oo somaliland u aqoonsatay maalinta dhalinyarada somaliland in ay tahay madaxwaynaha somaliland uu Digreto ku Magacaabay in maalinta ay ku beegantahay 20 bisha feb sanad kasta ay tahay Maalinta qaran ee Dhalinyarada reer somalialnd
Gudomiyaha Dhalinyarada Gobolka saaxil ayaa sidoo kale uga mahad naqay madaxwaynaha somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud (Siilanyo) sida u qiimiyaya dhalinyarada isagoo Gudomiyaha Dhalinyarada Gobolka saxil madaxwaynaha Qaranka Somaliland Mudane Axmed Siilnyo uga mahad naqay dhalinyaro tiro badan oo uu Xilal Kale Duwan u magacaabay intii uu xilka hayaya Xukumada uu gadhwadeenka ka yahay
waliba waxaa uga si gaar uga mahad naqay dhalinyarada Gobolka saaxil ka soo jeeda ee uu xilalka kale duwan u magacaabay Madaxwayne qaran waan uga mahad naqaynaa dadaalkaas uu madaxwaynaha sameeya oo ah madaxwayne u horeeya ee arintaas ku dheerad in dhalinyarad xilal looga Dhiib Xukumada Somaliland
Gudomiyaha Dhalinyarada Gobolka saaxil Cabdqani ismail aadan (Bidhi) ayaa war-saxafadeedkiisa uu soo saar caawa ku Gabgabeeyaya in dhalinyarada reer somaliland gaar ahaan kuwa gobolka saaxil in Ay qabyaalada iyo wax kasta oo kale fogaynaaya dhalinyarada ay ka fogaadan lagan shaqeeya horumarka dalka lana Shaqeeyan Dhalinyaradu xukumada somaliland Wixii Horumar ah Ee Dalka u soo kordhan ay soo dhaweeyaan ee si dhalinyarada shaqo abuur u halaan Waxkasta oo soo kordhan Wuxuu soo Kordhinayaa Horumar iyo shaqo abuur
Allah mahad leh
Cabdqani ismacil Aadan (Bidhi)
Gudomiyaha Dhalinyarada Gobolka saaxil