Gudomiyaha Dhalinyarada Gobolka Saaxil Oo Hambalyo U Diray Maalinta Dhalinyarada Somaliland

0
344

Berbera (Ceelgardinews)Gudomiyaha Dhalinyarada Gobolka Saaxil Cabdiqani ismail aadan oo loo yaqaano (Bidhi) ayaa Hambalyo u Diray Dhalinyarada  Reer Somaliland Gaar ahaan Dhalinyarada Gobolka saaxil oo uu allah uga baryaya in Sanadkan sanadkiisa ayuu ku Gaadhan Bash basha iyo barwaaqo sanadkan sanadkiisa

Gudomiyaha oo Dhalinyarada uga Hambalyeeya Maalinta dhalinyarada somaliland oo ku Beegan 20 Feb 2017  oo   ah 20 FEB 1984 oo ahayd maalintii Dhalinyaradii Ufo ay dhagax tuurka sameeyaan magaalada Hargaisa iyagoo ka soo horjeeda Taliskii Macgaga ahaa ee Siyaad Barre Dalka Xukumaayaya

maalinta oo somaliland u aqoonsatay maalinta dhalinyarada somaliland in ay tahay madaxwaynaha somaliland uu Digreto ku Magacaabay in maalinta ay ku beegantahay 20 bisha feb sanad kasta ay tahay Maalinta qaran ee Dhalinyarada reer somalialnd

Gudomiyaha Dhalinyarada Gobolka saaxil ayaa sidoo kale uga mahad naqay madaxwaynaha somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud (Siilanyo) sida u qiimiyaya dhalinyarada isagoo Gudomiyaha Dhalinyarada Gobolka saxil madaxwaynaha Qaranka Somaliland Mudane Axmed Siilnyo uga mahad naqay dhalinyaro tiro badan oo uu Xilal Kale Duwan u magacaabay intii uu xilka hayaya  Xukumada uu gadhwadeenka ka yahay

waliba waxaa uga si gaar uga mahad naqay dhalinyarada Gobolka saaxil ka soo jeeda ee uu xilalka kale duwan u magacaabay Madaxwayne qaran waan uga mahad naqaynaa dadaalkaas uu madaxwaynaha sameeya oo ah madaxwayne u horeeya ee arintaas ku dheerad in dhalinyarad xilal looga Dhiib Xukumada Somaliland

Gudomiyaha Dhalinyarada Gobolka saaxil Cabdqani ismail aadan (Bidhi) ayaa war-saxafadeedkiisa uu soo saar caawa ku Gabgabeeyaya in dhalinyarada reer somaliland  gaar ahaan kuwa gobolka saaxil in Ay  qabyaalada iyo wax kasta oo kale fogaynaaya dhalinyarada ay ka fogaadan lagan shaqeeya horumarka dalka lana  Shaqeeyan Dhalinyaradu  xukumada somaliland Wixii Horumar ah Ee  Dalka u soo kordhan ay soo dhaweeyaan ee  si dhalinyarada shaqo abuur u halaan  Waxkasta oo soo kordhan Wuxuu soo Kordhinayaa Horumar iyo shaqo abuur

Allah mahad   leh

Cabdqani ismacil Aadan (Bidhi)

Gudomiyaha Dhalinyarada Gobolka saaxil

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here