Gudoomiyaha Abaabulka Naafada Somaliland oo Hargeisa si wayn loogu soo dhaweeyay

0
342

Gudoomiyaha Abaabulka naafada Somaliland Aqoonyahan Mohamed Yusuf ayaa si diiran loogu soo dhaweeyey madaarka caalamiga magaalada hargeysa ka dib markii uu kasoo laabtay dalkaas maraykanka uu muddo degenaa.

Dadweyne tiro baddan oo isugu jiray dhalinyaro iyo haween ku labisan garmaan iyo istiikaro uu ku sawiran yahay kuna dhawaaqaayey ” ku soo dhawow aqoonyahan dalkaga hooyo”

Aqoonyahan Mohamed Yuusuf ayaa u mahad celiyey dhamaan dadkii soo dhaweeyey wakhtigoodana u huray.

Ugu dambeyntiina aqoonyahanka waxaa loo soo galbiyey gudaha caasimada hargeysa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here