Gudoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Dawlada JSL oo La Dardaarmay Shaqaale iyo Arday ka qalin jabiyay Machadka CSI ee Dawlada

0
488

Gudoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Dawlada Somaliland Mudane Sharmaake Axmed Geelle oo ka qayb galay munaasibad ay ku qalin jabinayen arday iyo Qaar ka mid ah shaqaalaha dawladu ka jeediyay khudbad qiimo badan

Jaamacada CSI oo ka mid ah machadada ugu tayada fiican ee somaliland ku yaala ayaa munaasibad qalinabineed u qabtay ardayda

Halkan Hoose ka Daawo:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here