Gudoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo goordhawayd saxaafada kula hadlayay hotel Ambassador ee magaalada hargeysa ayaa waxa uu jawaab ka bixiyay hadalo manta kasoo yeedhay gudoomiye ku xigeenka saddexaad ee xisbiga UCID Mujaahid Cali

0
335

Hargaysa (Ceelgardinews.com) Gudoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo goordhawayd saxaafada kula hadlayay hotel Ambassador ee magaalada hargeysa ayaa waxa uu jawaab ka bixiyay hadalo manta kasoo yeedhay gudoomiye ku xigeenka saddexaad ee xisbiga UCID Mujaahid Cali Guray iyo siyaasiyiin kale oo ka tirsan xisbiga UCID . Waxaana uu gudoomiye Faysal Cali Waraabe uu hadaladan kasoo yeedhay siyaasiyiinta ku tilmaamay waxba kama jiraan isaga oo dhanka kale sheegay inay xubno xisbiga kabaxay ay shirka qabteen waxaana uu yidh