Habkan iyo tilmaamahan raac si fudud si aad ugu isticimaasha adeeg e Dahab (Somtel)

0
329

Habkan iyo tilmaamahan raac si fudud si aad ugu isticimaasha adeeg e Dahab (Somtel)

 

 Markaad moobile kaaga aad isticmaalayso

*110*lamberka mobile 654440181 *100 afar gees

 

markaad merchant u diraysid *113*merchant numberka*lacagta afargees

 

prepaid markaad eDahab kaga shubanayso ama aad cidkale ugu shubayso *114*numberka lacagta lagu shubaayo*lacata #

 

 

FB marwalba numberka moobile ka waxad ka horaysiinaysaa 65

marka merchantiga laga reebo oo sidiisa loogu diraayo

tusaale *113*merchant no*lacagta#

 

 

s/l cash waxad isticmaalaysaa mobile *770*mobileka*lacagta#

merchantiag waa 773

intakale waa iskaga mid

 

Wixii Faahfaahin ah intaa dheer kala xidhiidh xarunta somtel berbera 659001002,

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here