Hambalyo Hambalyo Hambalyo Aroos wacan Gacal iyo sokeeyaba guurkiina lagu farax.

0
2276

Hambalyo Hambalyo Hambalyo Aroos  wacan Gacal iyo sokeeyaba guurkiina lagu farax.

sawirka aroos

Boqorka Maxamed Xasan Biixi Iyo Boqorada Suleekha Xiis Daahir oo Arooskood ka dhacay Magaalo Madaxda Gobolka Togdheer  Burco

  1. Muuse Jaamac Maxamed iyo Xaskiisa
  2. Cabdiraxman Maxamed Yusuf (IIdle) iyo Caruurtiisa
  3. Axmed Siciid Maxamed
  4. Cali Axmed Kooshin iyo Xaaskiisa
  5. Mire Cali Xasan
  6. Sidiiq Xasan Guleed
  7. Aadan Yusuf (Aadan Dheere)
  8. Cabdilaahi Saalax Nuux
  9. Maxamed Farax Xaashi
  10. Eid Maxamud Caydiid
  11. Cabdi Qalaf
  12. Sacaad Maxamed Maxamud
  13. Mubaariga Xasan iidle
  14. Cabdi Cali Kaahin

 

Dhaaman dadkaas Kor Ku Xusan  oo Ku Nool Magaalada Berbera Waxay Hanbalyo iyo Bodaadin u Dirayaan  Maxamed xasan Biixi Iyo Boqoda Suleekha Xiis Daahir oo Xalaya oo bishu ahayd 21/04/2016 Uu Arooskood Ka Dhacay Caasimada Somalialnd  Ee Burco Gaar Ahaan Hotel Ramad  Hotel.
Waxayna leeyihiin:- BARAKA LAAHU LAKA WA BARAKA CALAYKA WAJAMACA BAYNAKUMA BILKHAYR. AMIIN…AAMIIN… AAMIIN.Noqda Kuwii isku Raaga Ubad-khayr Qabana kala Hela Aamiin Aamiin Aamiin.

 

 

Aamiin          Aamiin   Aamiin   Aamiin   Aamiin   Aamiin aamiin  Aamiin

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here