Hay’adda Shaqaalaha Dawlada JSL oo shaacisay Guulaystayaasha Imtixaankii ay dhawaan qaaday

0
300

Hay’adda Shaqaalaha Dawlada Ayaa Shaacisay Natiijadii Imtixaan Dhawaan Ay Qaaday Haayada Shaqaalaha Dawlada Somaliland

Imtixaankan Oo Loogu Tartamayay  21 Boos Oo Ka Banaanaaday Shaqalaha Dawlada Ayaa Waxaa Ku Guulaytay 23 qof Waxaana Maanta Shaaciyay Natiijada Rasmiga Ah Gudoomiyaha Hay’adda Shaqalaha Dawlada mudane sharmake geelle.

Halkan Ka Akhri Liiska Saxda Ah Ee Guulaystayaasha. No automatic alt text available.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here