Hooyo Iyo Caruurtedii Dawlada Hoose Berbera Mudaharaad Ku Soo Qaaday + Sawiro
Berbera (Ceelgardinews.com) Hooyo Iyo Caruurtedii Ayaa Dawlada Hoose Berbera Mudaharaad Ku Soo Qaaday iygoo Dhagaxaan Aad U Waawayn ku kala xidhay wada hormarta dawlada hoose berbera gaar ahaan dhagxantan ayaa waxa hordhigeen wajahada xafiiska maayirka berbera .
Waxaana xanimatay isu socodka gaadiidka iyo bulshada wakhti koob iyadoo is shaqsi ah isaga tagaty markii jidka ay goys cidna la hadli wayday
Sababta rasmiga ah ee ka danbaysay mudaharaadkan ay qoysku soo qadeen ayaa ilaa iminka la garanaynin qaar ka mid ah warbaahinta oo wakhtigaa goob jog ahaa dhagaxnta ay hooyadani dhigay oo isku dayay inay wax ka waydiyaan cabashadeedana ayaa ka gaabst