Hooyo Iyo Caruurtedii Dawlada Hoose Berbera Mudaharaad Ku Soo Qaaday + Sawiro

0
305

Hooyo Iyo Caruurtedii Dawlada Hoose Berbera Mudaharaad Ku Soo Qaaday  + Sawiro

 Berbera (Ceelgardinews.com)  Hooyo Iyo Caruurtedii Ayaa Dawlada Hoose Berbera Mudaharaad Ku Soo Qaaday   iygoo Dhagaxaan Aad U Waawayn ku kala xidhay wada hormarta dawlada hoose berbera   gaar  ahaan dhagxantan ayaa waxa hordhigeen wajahada xafiiska maayirka berbera  .

S1410005

 Waxaana  xanimatay isu socodka gaadiidka iyo bulshada wakhti koob  iyadoo is shaqsi ah isaga tagaty markii jidka ay goys cidna la hadli wayday   

 

S1410003  

Sababta rasmiga ah ee ka danbaysay mudaharaadkan ay qoysku soo qadeen ayaa ilaa iminka la garanaynin   qaar ka mid ah warbaahinta oo  wakhtigaa  goob jog ahaa dhagaxnta ay hooyadani dhigay  oo isku dayay inay wax ka waydiyaan cabashadeedana ayaa ka gaabst

 

S1410001

 

 

 S1410006S1410005