Jaaliyada Reer Gabiley Ee Kunol Magaalada Edmonton Alberta Ee Dalka Canada Ayaa Deeq Lacaged Soo Gaadh Siyay Gudiga Abaaraha Gabiley Deeqdan Oo Dhanayd 1725 Dolar Ayaa Waxa Soo Gaadhsiyay Axmed CabdilaahiCadare

0
339

Gbaiilay (Ceelgardinews.com) Jaaliyada Reer Gabiley Ee Kunol Magaalada Edmonton Alberta Ee Dalka Canada Ayaa Deeq Lacaged Soo Gaadh Siyay Gudiga Abaaraha Gabiley Deeqdan Oo Dhanayd 1725 Dolar Ayaa Waxa Soo Gaadhsiyay Axmed CabdilaahiCadare Waxana Deeqdani Gudiga Ku Wareejiyay Maayarka Gabiley Maxamed Amiin Cumar Cabdi Waxanu Si Toos ah Ugu Wareejiyay Gudiga Abaaraha Gabiley

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here