Komishanka Doorashooyinka Qaranka JSL ayaa maanta magaalada Hargeysa Tababar uga furay dhammaan

0
190

Komishanka Doorashooyinka Qaranka JSL ayaa maanta magaalada Hargeysa Tababar uga furay dhammaan Gudoomiyeyaasha gobollada iyo degmooyinka KDQ.Tababrkan oo socon doona mudo sadex maalmood ah ayaa waxa lagu baran doonaa hawlaha maamulka Doorashooyinka Madaxweynaha ,Ku-xigeenka Madaxweynaha iyo Xisbiyada Qaran ee November 13, 2024.