komishanka dorashooyinka oo kulan la qaatay haayadaha abniga

0
183

 

KDQ ayaa maanta kulan la qaatay laamaha Amniga Qaranka JSL. Kulankan oo ka qabsoomay xarunta guud ee KDQ JSL, waxaa lagu falanqeeyey arimaha amniga guud ee Qaranka JSL muddada ay socoto Diiwaangalinta Codbixiyeyaasha ee ka bilaabmaysa guud ahaan JSL 28/December/2022

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here