Liiska iyo Magacyada labada Guddi oo Maanta lagu Magacaabay Shirka Wadahadalada Somaliland iyo Somaliya uga socda Jabuuti…

0
439
War degdeg ah: Liiska iyo Magacyada labada Guddi oo Maanta lagu Magacaabay Shirka Wadahadalada Somaliland iyo Somaliya uga socda Jabuuti…
Jabuuti(Ceelgardinews.com)- Wajigii labaad ee Shirka Jabuuti uga socda Somaliland iyo Somaliya, ayaa lagu Magacaabay laba guddi oo sii wadi doona Wadahadalada, isla markaana soo saari doona waxyaabaha lagu heshiiyey intuu Shirku Socday.
Magacyada Guddiyada labada dhinac,oo ay Shabakada  Ceelgardinews.com  heshay, ayaa lagu sheegay dhinaca Somaliland magacyadooda sidan.
Wasiirka Arrimaha Dibada
1Yasin Haji Mohamud Hir.
2 Wasiirka Ganacsiga dalxiiska.
Mohamud Hassan Sa,ad
3 Dr Adna Adan Ismail
Advisor for President
4 Wasiirka Xanaanada xoolaha Iyo kaluumaysiga
Said Sulub Mohammed
5 Wasiirka Maaliyadda
Dr Saad Ali Shire
6 Ambassador Abdifatah Said Ahmed
7 Xoghaynta Gaarka madaxwaynaha
Mubarak Ismail Taani.
Dhinaca Somaliya Magaca Jagada
1. Mudane Cabdi Maxamed Sabriye Wasiirka Was. Arrimaha Gudaha &
Federaalka, JFS
2. Mudane Cabdirashid Maxamed Axmed Wasiirka Was. Batroolka & Kheyraadka; JFS
3. Mudane Xuseen Cabdi Cilmi Wasiir Ku/Xigeenka Was. Arrimaha
Dastuurka
4. Mudane Maxamed Dahir Afrax Gud. Guddiga Madaxa Bannaan ee Fulinta
iyo Dib-u-eegista Dastuurka
5. Dr. Suleymaan Maxamed Maxamuud Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka
6. Xil. Maryan Cariif Qaasim Xildhibaan
7. Mudane Balal Maxamed Cusmaan Lataliyaha Sare & Wakiilka Madaxweyna
Aa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here