Maamulka iyo Nadaamka Dawliga ahi wuxuu masuul iyo damiin ka yahay Muwaadinka

0
330

Maamulka iyo Nadaamka Dawliga ahi wuxuu masuul iyo damiin ka yahay Muwaadinka amaankiisa maalkiiaa iyo sharaftiisa cirdiga ah waana masuuliyada koobaad ee xukumadeed inuu qofka calankiisu damiin uga yahay waxa loo gaysto iyo wixii uu isagu cid u haysta,ba sidaa daraadeed hore,ba waxa u muuqatay inay xukumada iyo Haayadaha Amniga ka gaabiyeen arintan gabadha caawa baraha bulshada lasoo geliyay muuqaalka laga duubay arinta halkaa gaadhay,na waxaa masuuliyadeda leh oo ka gaabisay xukumada iyo Haayadaheda ku shaqada leh, oo gaabis iyo shaqo gudasha la,aan samaysay waayo arintu markii ay soo shaac baxday,ba wax reero lagu eego oo lagu daawado may ahayn ee waxay ahayd arintii talaabo Dawli ah laga qaadi lahaa, waayo waxay ahayd arin ka baxsan dhaqanka islaamka iyo dhaqanka bulshada Iyo aadaminimada,ba

haday eedaa xukumadu diidantahay,na dadka haw sheegaan in dalku yahay meel foodo ah oo uu qof walba qofkuu doono qafaalan karo wuxuu doonana ku samayn karo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here