Madaxweynaha Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland Axmed Maxamed Silaanyo iyo Wafti Balaadhan oo uu Hogaaminayo Ayaa Si Diiran Loogu soo Dhaweeyey Magaalooyinka , Caabudla

0
350

Madaxweynaha Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland Axmed Maxamed Silaanyo iyo Wafti Balaadhan oo uu Hogaaminayo Ayaa Si Diiran Loogu soo Dhaweeyey Magaalooyinka , Caabudla . Arabsiyo iyo Gabiley, Safarka Madaxweynaha iyo waftigan uu Hoggaaminayey Ayaa u Jeedkiisu ahaa Ka Qayb Galka Qalanjabinta Dufcadii 4aad Ee Jaamacada Timacade Ee Gobolka Gabiley