Madaxwaynaha Jsl Ha Ku Maamuso Bilad Shahado Sharaf Heer Qaran Maayar Cidin

0
356

Madaxwaynaha jsl ha ku maamuso  bilad  shahado sharaf heer qaran ah  moyar leh maamul wanaag cadaali  kalsoni moyarnimo  waxqabad  dhab ah  horumar deg berbera  moyarka waxqabadka moyarad DALKA JSL halka moyarka hargeisa  uu ku dhaliyay bulshadii soo dooratay niyad jab qoomamo.

iyadoo aynu wada ogsoonahay in goolayaasha deegaanka dalka mudadii ay   si cad u soo doorten shacbiga ku nool gobalada dalka jsl uu gaba gabo ku dhawyahay waqtigii doorashadadoda loogu talo galay marka aan lagu darin mudo kordhintan dambe oo ku eg july 2017 iyadoo moyarada gobolada dalka jsl ay u badan yahiin moyaro ka soo jeeda xisbiga kulmiye ee talada dalka haya  hadaba waxa loo

baahan yahay in aynu xusno moyarka ugu wax qabad badan marka loo eego dhinac kasta xag maamul  shaqo wanaag dhis  bilic nadaafad  marka la barbar dhigo  gobalka uu moyarka ka yahay iyo heerkan waxqabad ee moyarada  iyo gobolada iyo degmoyinka ay xukuman

moyar cidin  waa moyarka ugu waxqabadka wanaagsan marka la barbar dhigo moyarada kulmiye ee gobolada dalka moyarkan oo ku sifoobay waqtiga mudo xileedkiisa oo ku dhaw hada gabo gabo  maamul wanaag  kalsooni shaqsiyeed moyar  waxqabad muuqda oo la taaban karo   degmada Barbara oo manta ka bilic iyo qurux badan marka loo eego  heerka degmooyinka iyo gobolada dalka

moyar cidin waa moyarka kaliya ee ka hirgaliyey in uu dib u sameeyo  degmada Barbara 56 wado oo wadada ugu yar ay tahay 4km  townka Barbara iyo  hareeraha Barbara

degmada Barbara waxa ka markhaati kacaya  dawlada iyo shacbiga ku nool  madaxwaynaha jsl  mudane axmed  intaanu xilka ka tagin waxaa haboon in moyar cidin  lagu maamuso  shahaado sharaf heer qaran halkan kuma soo koobi karno waxqabadka deg Barbara iyo moyar cidin

: Dr Buux

Fayo-dhawre madax bannaan

buux2010@gmail.com

0634130821

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here