Madaxwaynaha Somaliland Iyo Wafdi Uu Hogaaminayo Oo Gaadhay Gobalada Galbeedka Somaliland.
Hargaysa ( Ceelgardinews.com) Madaxwaynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo wafti uu hogaaminayo ayaa maanta gaadhay gobolada galbeedka Somaliland.
Ujeedada Socdaalka Madxweynaha iYo waftigiisa ayaa waxay tahay indho-indhayin ay ku oo samaynayaa Dadka Iyo Duunyada ay abaaruhu Saameeyeen.
Dhanka kalena madaxwaynaha ayaa la filayaa in qaybtiisa uu gurmad gaadhsiin doono dadkaasi ay abaartu xuni ku saamaysay deegaanada gobolka awdal isla markaana sababtay dhimashada dad iyo xooloba