Madaxwaynaha Somaliland Iyo Wafdi Uu Hogaaminayo Oo Gaadhay Gobalada Galbeedka Somaliland.

0
278

Madaxwaynaha Somaliland Iyo Wafdi Uu Hogaaminayo Oo Gaadhay Gobalada Galbeedka Somaliland.

Hargaysa ( Ceelgardinews.com)  Madaxwaynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo wafti uu hogaaminayo ayaa maanta gaadhay gobolada galbeedka Somaliland.

 

Ujeedada Socdaalka Madxweynaha iYo waftigiisa ayaa waxay tahay  indho-indhayin ay ku oo  samaynayaa Dadka Iyo Duunyada ay abaaruhu Saameeyeen.

Dhanka kalena madaxwaynaha ayaa  la filayaa in qaybtiisa uu gurmad gaadhsiin doono dadkaasi ay abaartu xuni ku saamaysay deegaanada gobolka awdal isla markaana sababtay dhimashada dad iyo xooloba