Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu xafiiskiisa ku qaabiley Wefti balaadhan oo ka socday Dalka Masa

0
290

Hargaysa (Ceelgardinews.com) Kulanka waxa Madaxweynaha ku wehelinayey Wasiirka Arrimaha Dibeda Dr. Sacad Cali Shire, Wasiirka Ganacsiga iyo Maalgashiga caalamiga ah Eng Xuseen Aadan Cige (Deyr), wasiirka Qorshaynta Qaranka Mudane Cali Xuseen Jirde (Cali Shoonbe), Wasiirka Caafimadka Dr Saleebaan Ciise Axmed (Xaglatoosiye) Amb Baashe Cawil Cumar, Xoghayaha gaarka ah ee Madaxweynaha Mudane Cali Axmed Cali iyo la taliyaha madaxweynaha ee Arrimaha Saxaafada, Khadar Cali Gaas.

5126b486-f68e-43fe-a358-b075593e6c7657a88c23-2219-4d32-9171-82e0bceb2658