MADAXWEYNIHII MARAYKANKA EE KENNADI LA ODHAN JIRAYNA WUXUU YIDHI ‘GUUSHU WAY GEESIYAAL BADAN TAHAY GUUL-DARRADUNA WAA AGOON…. MAANTANA WAXAANU XUSAYNAA [AASAASKII SNM]”

0
266

Hargaysa (Ceelgardinews.com) Waxaa shalay Magaalada La Xusay Xuska Maalintii la Aasaasay ururkii SNM oo ku beegnayd lixda April . Gudoomiye ku xigeenka kowaad ee xisbul xaakimka kulmiye maxamed kaahim axmed oo xafladaasi lagu xusaayey xuska maalinta Aas Aaskii SNM ee 6 APRil hadal dheer ka jeedeyey ayaa yidhi:

maanta waa lixdii april waana maalintii ururkii SNM la aas aasay oo carigaasi ingiriiska lagu Aas aasay Aas aasayaashiina waxaa ka nool rag door ah   rag door ahina way xijaabteen oo kolay golahan ragga jooga Maxamed Xaashi ayaa ka mid ah waxanu maanta xusaynaa waa taariikh oo madaxweynihii mayakanka ee kanedi la odhan jiray ayaa waxa uu yidhi guushuna way geeshiyaal badan tahay guuldaraduna way geesiyaal yar tahay oo waa agoon oo maalmo guul wanaagsan aynu gaadhnay ayaa jirtay oo maalmo guul la inaga gaadhayna waa jirtay oo maalintii baligubadle la inagu weeeraray ayaa jirtay oo maalintii Burco duuray ayaa ka mid ah oo hadddi la wado oo la wado nin qudha oo odhanaaya ma jirto waar maalintaa burco duuray oo ragii lixle iyo kuwii faraha badnaa aya dhammaadeen nin kaliyoo odhanaaya la soo heli mayo meeshii laga soo dhacay waa aniga . Laakiin maalmihii faraha badnaa ee guusha la wado gaadhay nin waliba waa ku faanayaa aniguna waxaa waxaan doonayaa horta marka hore waxaynu ogaanaa dadkii SNMta u soo halgamay waxaynu ahayn saddex qaybood oo qaybi qaybii goriga sidatay ayay ahayd qaybna qaybtii gubbaha joogtay ee qurbaha SNMta ka soo aas aastay taakulenaysay ayey ahayd iyadoo qaybtaasi qurba joogata ahi ay lafdhabar u hayd aas aasidii ururka xaq udirirkii snm .

lix

Aniguna waxaan idiin sheegayaa Aadan shine axmed dhagax aadan saleebaan maxamed cali iyo aniguba markaa aanu aragnay hubkii liibiya ay soo siisay cabdilaahi yuusuf waxaanu kula kulanay markii aanu maraynay magaalada jigjiga ayaa horaantoodii meesha soo martay lix iyo lixdan beebee konton jiib konton shiilka Markab shidaah ah Markab raashin ah mid daawo ah intaasi ayaa la keenay. Dhankeeenana itoobiya waxay ina siinjirtay boqolkiiba sideetan waxay ahaan jirtay hubka culus ee Bmka waa hubkii cidlada iska yaalay waxaan qolodeenan cabanaysa u sheegayaa halkaasi waxay ku soo gaadhay waa lacag la aantii xiligaasi taagnayd hadaan la soo halgamin lama qurux badnaadeen