Madaxweynaha Kenya Oo War Cusub Ka Soo Saaray Xanuunka Corona Virus

0
406

Madaxweynaha Kenya, Uhuru Kenyatta ayaa shaaca ka qaaday in dalkiisa uu ka mamnuucay muwaadiniinta ka imaanayo dal kasta oo laga soo tebiyay kiisaska cudurka Corona, marka laga reebo muwaadiniinta Kenya u dhashay ee dibadda ka imaanayo iyo dadka heysta degnaanshaha saxda ah.

Wuxuu sheegay in tallaabadan ay dalka ka jiri doonto muddo 30 maalmood ah , haddii loo baahdana waqti dheeri ah lagu dari karo

Image may contain: 2 people, people standing

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here