Madaxweynaha Masar Oo Codsi U Soo Diray Madaxweyne Farmaajo

0
401

Qaahira(CN)Madaxweynaha dalka Masar Cabdifataax Alsiisi ayaa madaxweyne Farmaajo ka codsaday in uu dhex-dhexaadiyo isaga iyo Raysal Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed, oo uu kala shaqeeyo xal u helista arrinta biyo-xidheenka ay dhiseyso Itoobiya.

Itoobiya iyo Masar ayaa ku muransan biyaha webiga Niilka Buluugga ah, ka dib markii Itoobiya ay bilowday dhismaha biyo xidheenka.

Image may contain: 2 people, people standing and suit

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here