Madaxweyne Ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) oo ku sugan xarunta Gobolka Awda

0
445

 

Boorama- Madaxweyne Ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) oo ku sugan xarunta Gobolka Awdal Ee Boorama ayaa kormeeray goobaha ay ka socoto kaadh qaadashada muwaadiniinta oo si habsami leh ay u qaadanayaan muwaadiniintii isdiwaangeliyey markii hore.
Sidoo kale waxa uu madaxweyne ku xigeenku waxa uu kormeeray Xarunta Wasaaradda Xannaanada Xoolaha iyo Horumarinta Kalluumaysiga iyo Shaybaadhka Xoolaha ee gobolka Awdal. Dhinaca kalena waxa uu xadhiga ka jaray Xarun cusub oo hooyada iyo dhalaanku ay yeelan doonaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here