Madaxweynihii Hore Ee Faransiiska Oo Dhintay

0
362

Madaxweynihii hore ee Dalka Faransiisja
Giscard d’Estaing ayaa U Dhintay Cudurka COVID-19 Oo Asiibay.

Waxa ay Da’diisu ahayd 94 sano jir Waxaana Lagu xasuustaa casriyaynta Faransiiska iyo Horyaalka isdhex Galka Midawga Yurub doorkii Uu ka Soo Qaatay Kaas Oo Soo Bilawday 70aadkii.

Dhawr jeer ayaa Cusbitaalka la Dhigay, Halkaas oo Uu Ugu Dambayn ku Dhintay.

Giscard, ayaa Xilka Madaxweynaha Faransiiska hayay 1974 ilaa 1981, Waxaanu Taariikhda ku galay In Uu ah

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here