Magaalada Berbera Sanadahii Udanbeeyay Waxa Iskaga Tegay Dad Tiro Badan

0
416
Magaalada Berbera Sanadahii Udanbeeyay Waxa Iskaga Tegay Dad Tiro Badan Oo Kuwaasi Oo Gabood Falo’kala Gaara Uga Tegay Qaar Waxa Cagaf Lageliyay Meheradahoodii Ganacsi’qaar Waxa Laga Raray Guryahoodii Ay Deganaayeen Kuwaasi Oo Salaad Hore
Inta Lagu Waaberiistay Ay Ciidamo Oromo Ahi Laboodeen Agabkii Guryaha Uyaalay.Cagafna Lageliyay.
Magaalada Berbera Waxa Lagusoo Celceliyaa Magaalo Cagaaran Oo Quruxbadan’
In Magaalo quruxbadan Lahelo Waxa Kawa-naagsan In Dad Wanaagsan Oo Kadhisan Aqoon’Dhaqaale.Caafimaad.Qabyaalad Ka Ilaalin.lahelo
Markaasi Ayaa La’dhisayaa Magaalo Qurux Badan Oo Cagaaran Oo Wanaagsan
Bilkasta Magaalada Berbera Cidbaa Lagu Xidhaa #Facebook Ayaad Wax Ku Qortay Waana Magaalada Qudha Ee #Freedom #Of #Speech Aan Laga Ogolayn Amaba Aanu Kajirin Hadalka Xorta Ah Iyo Xoriyaltul Qawlka Waa Magaalada qudha Ee Uu Sharcigu Qabto Ka- Miskiinka Ah Balse Aanu Qaban Dabaqado Kamida Bulshada Gaar Ahaana Dadka Wax Haysta Ama Aan Xayndaabta Dabaqada Hoose Kujirin.
Waxa Tusaale Ugu Usoo Qaadanayaa Maamulka Gobolka Saaxil Waxa Ugu Xidhan Jeelka Dhexe Ee Berbera Gudoomahii Xisbiga Ucid Ee Degmada Berbera.
Masuulkaasi Waxa Uu Ku Xidhanyahay Facebook Ayaad Wax Ku Qortay.
Bulshada Reer Berbera Hayska Dhiciyaan Xaaladaha Ku Gadaaman Ee Xadhkaha Goostay .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here