Mareeyaha Dekeda Berbera Oo Masuul Ka Tirsanaa Shaqaalaha Dekeda Berbera U Magacaabay Xisaabiyaha Dekeda Horena Xilal Kala Duwan Uga Soo Qabtay Dekeda Halkan Ka Akhri

0
283

Berbera (Ceelgardinews.com) Mareeyaha Dekeda Berbera  Axmed Yusuf Dirir ayaa  Masuul Ka Tirsanaa Shaqaalaha Dekeda Berbera U Magacaabay Xisaabiyaha Dekeda Masuulka oo lagu magacaabo Mr Cabdirisaaq Cali Xuseen Ayaa Xilal Kala Duwan Ka Soo Qabtay dekeda berbera kana shaqaynay mudo gaadhaysa  11 Sano  Mudadaa xilalkii dekeda ka soo qabtayna waa sidan ayagoo faafahsan .

Bishii June 2012chief cashier, isla bishaa xisaabiyaha dekeda, December 2014 sarkaalka dekeda u qabilsan world bank mashruuca Please. PFM

ilaa iminka uu ahaa hadana maanta markale loo magacaabay xisaabiyaha dekeda

Mareeyaha dekeda berbera axmed yusuf dirir ayaa muddoyinkii ugu danbaayay la filayay inuu isku shaandhayn ku sameeyo shaqaalaha dekeda berbera gaar ahaa waaxyaha madaxda ka ah qaybaha ay ka kooban tahay dekeda berbera .masuulkan loo magacaabay xisaabiyaha dekeda berbera ayaan noqonaaya masuulkii ugu horeeyay ee ku soo baxa wajiada cusub ee la jaanqaadi doono isk bedelka mareeyaha laga filaayay isgoo masuulkan ah mid ku haboona shaqadan xiligan aqoonteeda iyo waayo aragnimadeedana leh

10309676_1666414176929908_4306312669746827999_n

14409016_1760193220885336_1311959040_n

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here