Mareeye Ku Xigeenka Dekadda Magaalada Berbera oo Sheegay in Seexeex Uu Mareeyaha Dekada Berbera Markii U Dalka Dibadiisa U Baxay uu Kagaga Tagay Qof Shaqaale ah

0
358

Berbera(Ceelgardinews.com)Mareeye Ku Xigeenka Dekada Dekada Magaalada Berbera Cabdi Cabdilaahi Matan ayaa sheegay in Sexeexa  Uu Mareeyaha Dekada Berbera Ahmed Yusuf Dirir Markii Uu Dalka Dibadiisa U Baxay uu kagaga TagayKuna Wareejiyaya  Seexeexi  nin ka mid ah Shaqaalaha Dekada Berbera OO Lagu Magacaabo Siciid Aadan Diriye Arintaas oo ah sharci daro aan ku wanaagsanan Mamulka iyo nidaamka Dawalada Nimo toon kana Horimanaysa Dawaladnimada Somaliland iyo sida maamulka u kale sareeya in laskugug Ixtaraamo Nidaamka Maamulka Ee Dalka Jira  oo muddo 25 sanno ah aynu dawalada ahyn

Mareeyaha Dekada Berbera iyo Ku Xigeenkiisa ayaa Wareegto ka soo baxday Xafkiiskiisa ku Magacaabay Labaasi Masuul oo iskagaga Hooseeya Xilka Dawalada Ee Maamulka Dawalada Dekada Berbera Oo Uu Mareeyaha Dekada Berbera Markuu Dalka ka dhoofa in Xilka iyo Maamulkaba si Buuxda uu Uga Wareejiya  Mareeyaha Ku Xigeenka  Dekada Berbera Hadaba Masuulkii Mareeye Ku xigeen ah

Haddii aan arinta  aanay Wax wayne laga qaban ayaa dalka Dhaxal siin karta maamul Xumo iyo meel khatar ah uun dalku gaadho Taasna Waxay Muujinaysa Maamul Xumada Mareeye Dirir

Waxaanan fariin diray Madaxwaynaha iyo Wasiirka Madaxtooyada iyo cid walba oo arintaas ay khusaaysa in ay arintaas ka hadlaan  jawaab deg deg ahna ay ka bixiyaan  arintaas foosha xun eek a dhacday dekada magaalada Berbera  ee uu ku kacay Mareeyaha Layliga ah ee Maamulka u haya Dekada Berbera Ahmed yusuf Dirir oo ah mareeye aan la mahadin intii uu xilka hayaya  Waan masuul aan waxba ku qaadan erygiisa hore

 

Ahmed Cabdi Farax

Berbera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here