Maxaad ka taqaanaa yaadse ka taqaanaa Isuduwayaasha Wasaaraddaha/Laamaha kala duwan ee Gobolka Saaxil.

0
394

Maxaad ka taqaanaa yaadse ka taqaanaa Isuduwayaasha Wasaaraddaha/Laamaha kala duwan ee Gobolka Saaxil.? Waa muhiim ee barro magacyadda Isuduwayaashaadda/ Laamaha Dawladda iyo inta Wasaaraddood/ Wakaaladdood ee ka Hawl-gasha Gobolkaaga. Ma jirtaa Wasaarad/Wakaalad ama Ha’ad Madax Banaan oo muhiim u ah Gobolka Shaqanna uga banaan tahay oo aan weli ka Hawl-gelin oo u baahan inaynu la xisaabtano si ay xafiis uga furato Gobolka.? Ma jirtaase Isuduwe aanad weli maqal oo magaciisu kugu cusub yahay, hadduuse jiro waa kuma maxaadse u malaynaysaa inay sabab u tahay? Anigu intan baan kusoo koobay dhamaan Isuduwayaasha ka hawl-galla Wasaaradddaha/Wakaaladdaha Iyo Ha’addaha Madaxa Banaan ee Gobolka ee bal adigu haddii aan wax ka tegay fadlan igu soo biiri ama kusoo dar liiskan,? Mahadsanidin.

1. Shaafici Jaamac Aadan Isuduwaha W. Dh.& Ciyaaraha

2. Ibraahim Cumar Maxamuud Isuduwaha W. Khayraadka Biyaha

3. Cumar Cabdi Cumar Isuduwaha W. H/G/G& Gaadiidka Ee
Goboladda Galbeedka

4. Maxamed Cabdi Gurxan Isuduwaha W. Maaliyadda

5. Cabdiqani Cali Ismaaciil Isuduwaha W. Duulista & Hawadda

6. Bashiir Diiriye Jaamac Isuduwaha W. Caafimaadka

7. Ustaad Siciid Jaamac Isuduwaha W.Ganacsiga & Maalgashiga

8. Cabdirisaaq Cabdillaahi Aadan Isuduwaha W. Madaxtooyadda

9. Jaamac Cismaan Dakharre Isuduwaha W. Cadaaladda

10. Maxamed Jaamac Ibraahim Isuduwaha W. Beeraha

11. C/salaan x.Sh. Cismaan Isuduwaha W. Warfaafinta Dh.& Wacyigelinta

12. Marwo Caasha Hinda Madaxa Xafiiska Samafalka
Madaxtooyadda

13. Khadar Jaamac Xaashi Isuduwaha X/ Golayaasha & Technology-ga

14. Axmed Ismaaciil Ibraahim Isuduwaha W. Macdanta & Tamarta

15. Faadumo Cali Rooble Isuduwaha W. Deegaanka, Dhirta & Daaqa

16. Sh. Maxamed Axmed Faraare Isuduwaha W.D& Awqaafta

17. Dr. Axmed C/llaahi Ismaaciil Isuduwaha W. Xanaanadda Xoolaha

18. Maxamuud Maxamed Yoonis Isuduwaha Ha’adda Shaqaalaha Dawladda

19. Ibraahim Digaalle Maxamed Isuduwaha W. Waxbarashadda &
Tacliinta Sare

20. Ismaaciil Cabdi Xirsi Isuduwaha W. Kalluumaysiga &
Khayraadka Badda

21. Xariir Cawil Maxamed Madaxa Xafiiska G.Q Qaranka

22. Cabdi Gaydh Cali Isuduwaha W.Dh& Dalxiiska

23. Ibraahim Saleebaan Caateeye Isuduwaha W. Shaqadda & Arrimaha
Bulshadda

24. Cabdalle Ismaaciil Yaasiin Isuduwaha
W. Qorshaynta Qaranka

25. Aadan Maxamed Aadan Isuduwaha W. H/G/G& Gaadiidka

26. Farxaan x.Daahir Cawad Isuduwaha W. Boosaha & Is-gaadhsiinta

27. Nagiib Mooge Cali Isuduwaha W. Warshadaha

28. Axmed Maxamed Jaamac Maamulaha Laanta Baanka

29. Cadnaan Maxamed Liibaan Madaxa Ha’adda Masiibooyinka Dabiiciga
Ah ee NERAD

30. Axmed Aadan Ismaaciil Maamulaha Wakaaladda Biyaha

31. Sahal Cali Warsame Madaxa Ha’adda Sugidda Tayadda
(Quality Control)

32. Axmed Cabdi Cilmi. Xisaabiyaha
G.saaxil

33. Maxamed Axmed Isuduwaha W. Dib dejinta

34. Keyse maxamed cabdi Isudawaha
Ladagaalanka koomishinka AIDS ka

F. G
Baaafin Isuduwayaashii Beelaha ,Carab Iyo Hindi oo iyana Saaxil degnaa.

Xuquuda Qoraalka Muxamed Carab Oo ah odey berbera loogu yimi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here