Maxkamadda Gobolka Maroodijeex ayaa 5 Maalmood oo Xabsi kuhayna ah udirtay Wariyeyaasha uxidhnaa dhacdadii Xabsiga Weyn ee Hargeysa.
Sidoo kale Maxkamada ayaa mratay in Daaweyn caafimaad la geeyo wariyayaal uu Kamid yahay Maxamed Ilig oo ka cabanaayay Xaalada caafimaad daro oo soo waajahday

















