Milatariga Suudaan , ayaa xabsiga u taxaabay Ra’iisalwasaarihii dalkaasi Cabdalle Xamduuk , qaar ka mida golihiisa wasiirada iyo badhasaabka Khartuum.
Sida uu ku waramay Telefiishanka Al-Xadas ee fadhigiisu yahay magaalada Dubai, waxa la xididay isgaadhsiinta wadanka oo dhan.