Milatariga Suudaan , ayaa xabsiga u taxaabay Ra’iisalwasaarihii

0
212

 

Milatariga Suudaan , ayaa xabsiga u taxaabay Ra’iisalwasaarihii dalkaasi Cabdalle Xamduuk , qaar ka mida golihiisa wasiirada iyo badhasaabka Khartuum.

Sida uu ku waramay Telefiishanka Al-Xadas ee fadhigiisu yahay magaalada Dubai, waxa la xididay isgaadhsiinta wadanka oo dhan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here