Mudaharaad Caawa Ka Bilaamay Gudaha Magaalada Berbera Iyo Dajinta xiilada berbera Ku Kaliyaystay Badhsaabka Gobolka Saaxil Iyo Taliyaha Qabta Gobolka Saaxil +Maayir Cidin Oo La Haynin Meel Uu Jaan Iyo Cidhib Dhigay

0
308

Berbera (Ceelgardinews.com)     Mudaharaad Caawa Ka Bilaamay Gudaha Magaalada Berbera Iyo Dajinta xiilada berbera Ku Kaliyaystay Badhsaabka Gobolka Saaxil Iyo Taliayha Qabta Maayir Cabdishakuur maxamuud xasan Cidin Oo La Haynin Meel Uu Jaan Iyo Cidhib Dhigay .

Mudaharaadkan ayaa ka bilaamay albaabka xaafada moosko iyadoo ilaa jidka hotel allore magaalada berbera la dhigay dhagxaan iyo Oodo lagu jaraayo wadooyinka

 

Mudaharaadkan ayaa daba socda kii saaka ka dhacay degmada sheekh iyadoo mudaharadaasi laga soo horjeedo xukunkii maxkmada ciidmada darjada kobaad dilka ku xukuntay 8 sideed nin iyo kuwo kale oo xukuno dhadheer lagu riday

 

Dayinta xiisadan kacsan ayaa waxa xooga saaray sidii ay u dajin lahayeen taliyaha qabta gobolka saaxil gaashanle sare mursal iyo badhsaabka gobolka saaxil jaamac yusuf axmed oo gaa,iidkoodu dhex marayeen wadooyinka oo ka gurayeen wixii halkaasi la dhigay iyadoo geesta kale maayir cidin golihiisi degaanka la waayay meel ay jaan iyo cidhib dhigeen

ciidanka police ayaa heegan buuxa la galiyay wixii war ah ee intaasi ka soo kordha wararkayga danbe kula soco