Mujaahid Cabdiraxmaan Aw Cali Faarax Wuxu Taariikh Mahadho ah Ku Leeyahey Halgankii Hubaysnaa Ee SNM

0
376

Hargaysa (Ceelgardinews.com) Mujaahid Cabdiraxmaan Aw Cali Faarax Wuxu Taariikh Mahadho ah Ku Leeyahey Halgankii Hubaysnaa Ee SNM Waxa ay dad badani Ku Xusuustaan Sidii uu Madiga ugu ahaa Mabdi,iisa Maalmahaa Qadhaadh Soo Marey Waa Shakhsiyaadka ugu Kal iyo Laab Furan Mujaahidiintii SNM Wuxu Leeyahey Cabdiraxmaan Saaxiibo badan oo Somaliland oo dhan bahwadaag ku ah Illaahay Cimriga iyo Caafimaadkaba ha udaayo Aamiin Aamiin.

Arimaha Khusuusiga ah ee aan lagu ilaaweyn Mujaahid Cabdiraxmaan Aw Cali Faarax Waxa kamid ah sida uu Lexejeclada u galiyey Kadib markii Kooxdii kala Dudey Shirkii Golaha Dhexe ee 2008dii Ku Qabsoomay Huteelka Plaza ee Magaalada Burco Kadib markii Madaxweyne Siilaanyo oo Waagaa ahaa Gudoomiyaha Kulmiye iyo Kuxigeenkiisa Saylici loogu Doortey Murashaxa Jagada Madaxweyne iyo Kuxigeen Waxa uu Kooxdaa La dudey oo Cadami Kamid ahaa ku ijbaarey inaan khilaafka Maxkamad la geyn Maadaama ay Cadaawad noqoneyso.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here