Daawo: Murashaxa Madaxweynaha WADDANI iyo mas’uuliyiinta Xisbigaas oo Saaka dalka ku soo dhaweeyey Madaxweynahii hore ee Somaliland Daahir Ra’yaale Kaahin iyo Marwadiisii+ Sawiro

0
385

Murashaxa Madaxweynaha WADDANI iyo mas’uuliyiinta Xisbigaas oo Saaka dalka ku soo

dhaweeyey Madaxweynahii hore ee Somaliland Daahir Ra’yaale Kaahin iyo Marwadiisii Huda Barkhad oo Dalka ku Soo Laabtay.

Madaxweyne Daahir Ra’yaale iyo Mas’uuliyiinta WADDANI, waxa ay kulan khaasa ku wada qaateen qolka nasashada ee Madaarka iyaga oo arrimo badan ka wada hadlay,

dhanka kale na Daahir Ra’yaale waxa uu si weyn ugu mahadceliyey mas’uuliyiinta WADDANI ee ku soo dhaweeyey dalka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here