Murashaxa Madaxweynaha WADDANI oo Maanta Salaadii Jimce La Tukaday Boqolaal Ka Mid ah Dadweynaha Ku Dhaqan Magaalada Berbera+SAWIRO

0
375

 Berbera (Ceelgardinews.com)Murashaxa Madaxweynaha WADDANI oo Maanta Salaadii Jimce La Tukaday Boqolaal Ka Mid ah Dadweynaha Ku Dhaqan Magaalada Berbera+SAWIRO

Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga WADDANI Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro) oo illaa shalay ku sugnaa magaalada Berbera ee xarunta u ah gobalka Saaxil, ayaa boqolaal dadweyne ah oo ka mid ah shacabka magaaladdaasi maanta kula tukaday Masjidka weyn ee Daba-qeyn oo ku yaala xaafadda Barwaaqo ee magaalada Berbera.

Guddoomiye Cirro oo ay wehelinaayeen qaar ka mid ah mas’uuliyiinta Xisbiga WADDANI, ayaa dadweynahii kala duwanaa eek u tukanaayey salaada Jimce ay si aada ugu farxeen isla mar ahaantaana ay dhammaantood ba ku qaabileen salaam kalgacayl badan oo ay mid mid ugu imanaayeen halkii uu kaga tukanaayey Masjidka.

 

Image may contain: 10 people, people sittingImage may contain: 2 people, people standing and carImage may contain: 3 people, people sitting and indoorImage may contain: 3 people, people standing

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here