Puntland:- 4 Askari Oo Cunto Loogu Daray Quraarad La Shiiday

0
919

Garoowe(CN)Maamulka Puntland ayaa Magaaladda Muqdisho xaalad caafimaad awgeed ugu qaaday 4 askari oo ay waxyeelo kasoo gaadhay cunto loogu daray quraarad la shiiday.

Askartaan ayaa xilliga uu falkaan dhacayay waxay howlo nabadeen ah u joogeen degaano katirsan gobolka Sanaag, oo dhowaan ay ku dagaalameen beelo walaalo ah.

Xildhibaan katirsan barlamaanka Puntland oo lagu magacaabo Axmed Kuluc, ayaa saxaafada gudaha u sheegay inay askartu islamarkiiba ku xanuunsadeen cuntada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here