Qareen u dhashay Dalka Maraykanka oo u dooda Dawladaha aqoonsiga caalamiga ah aan ka helin Adduunka Bookhasho ku yimi dekeda berbera

0
187

 

Waxaa Dekedda Berbera nagu soo booqday, Wefti ay hoggaaminaysay Marwo Edna Aadan Ismaaciil, Waxaana ka mid ahaa xubnaha weftiga Qareen u dhashay Dalka Maraykanka oo u dooda Dawladaha aqoonsiga caalamiga ah aan ka helin Adduunka.

Waxa aannu la wadaagnay weftiga ay hoggaaminaysay Marwo Edna Aadan Ismaaciil.
Warbixin ku saabsan dhismaha iyo dib u casriyeynta Dekedda Berbera lagu sameeyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here