Qodobo:- War Murtiyeedka Ka Soo Baxay Shir ay Yeeshee Xildhibaanada Salaadiinta Dhalinyarada Aqoonyahanka Haweenka G Galbeedka SL Oo Laga Hadlayey Awood Qaybsiga SL.

0
317

Qodobo:- War Murtiyeedka Ka Soo Baxay Shir ay Yeeshee Xildhibaanada Salaadiinta Dhalinyarada Aqoonyahanka Haweenka G Galbeedka SL Oo Laga Hadlayey Awood Qaybsiga SL.

1.In Aan Doorasho Lagu Galayn Gobolada Galbeedka SL Bilaa Saami Qaybsi.

2.Bulshada Gobolada Galbeedka SL Oo Loogu inay Nabadgelyada Ilaaliyaaan Isla Markaana Dareenkooda ay Ku Muujiyaan Si Nabadgelyo ah Lana Ilaaliyo Jiritaanka Qaranimada Somaliland

3.Beesha Caalamka Oo Looga Digay Inay Kharash Ku Bixiyaan Doorasho aan Lagu Heshinayn.

4.In aan Loo Dul Qaadan Karin Sad Bursiga Ka Jira SL Ee Dhinacyada Sharci Dejinta,Fulinta,Garsoorka,Ciidamada, Shaqaalaha .

War Murtiyeedkaasi Waxa Ku Seexnaa 300 Xubnood.

Awdaltoday.net

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here