Ronaldo Oo La Cadeeyay In Aanu Khamriga Cabin Xiddiga Caanka ah ee Dimitar Berbatov

0
260

Xiddiga Caanka ah ee Dimitar Berbatov oo ka mid ah xiddigihii soo maray naadiga Manchester United ayaa sheegay in aanu waligii arag ciyaaryahan Ronaldo oo ay mar isugu yimaadeen Kooxdaasi oo cabaya khamri.
 
waraysi dheer oo uu siiyay wargeyska Diario AS waxa uu ku yidhi “Xafladda Dabaal dega sanadka cusub waxa aanu isu abaabuli jirnay koox-koox si aanu wakhti fiican u wada qaadano, laakiin mar walba Cristiano Ronaldo waxa uu ahaa nin xirfad sare leh, waligay maan arag isaga oo khamri cabaya, waxaanu aadu jecel yahay sidii uu naftiisa u daryeeli lahaa” ayuu yidhi Dimitar Berbatov

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here