Safiya Jaamac Shire Oo Ka Mid Ah Xubaha Xisbiga Wadani Ee Gobolka Togdheer Oo Sheegtay In La Soo Weeraray

0
304

Burco (Ceelgardinews.com) Marwo Safiye Jaamac Shire Oo Ka Mid Ah Taageerayaashii Xisbiga Wadani Soo Dhaweeyey Todobaadkii La Soo Dhaafay Oo Sheegtay In Aragtideeda Lagu Waxyeeleeyey.