Saxaafadda Somaliland waxay ahayd tii dhibtii Suuqii Waaheen il-bidhiqsiyo adduun weynaha ku gaadhsiisay waxay ahayd in loo mahad noqo ee may ahayn in shaqaaqo ka dhacday Jeelka Weyn xabsiga loogu guro oo qaarkood xafiisyadooda loogu tago, islamarkaana tacadi loo gaysto iyada oo qaar dhaawacyo loo gaystay. Xorriyatul qawlka dastuurkeena fasaxay laakiin, waxaad moodda in beryahan qofkii hadlaba la xidhayo…,”
Guddoomiye ku xigeenka xisbiga WADDANI Marwo Milgo Maxamed Cilmi (Sambalooshe).

















